Home Wararka Somaliya Jubbaland Jubbaland oo la safatay Ra’isul Wasaare Rooble

Jubbaland oo la safatay Ra’isul Wasaare Rooble

0
Maamulka Jubbaland oo Taageertay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble
Qoraal ka soobaxay Jubbaland ayaa u qornaa sidaan ” Dowlada Jubaland mar walba waxay diyaar u tahay dardar galinta howlaha Doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay kaga baxaan xaaladan adag ee dalku ku jiro.
Waxaa meel Wanaagsan maraya dadaalada ay guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ay ku bilaabayaan Doorashooyinka aqalka hoose ee baarlamaanka oo si Wanaagsan uga socda Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland.
Waxaan diyaar u nahay ka qeybgalka shirka Golaha wadatashiga qaran ee arimaha Doorashooyinka ee garwadeenka uu ka yahay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, oo aan rajo weyn ka qabno in ay kasoo baxaan go’aamo waxtar u leh Shacabka Soomaaliyeed.
Ad
Previous articleGudoomiyaha Aqalka Sare oo War Culus Soo saaray
Next articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan xasaasi ah la yeeshay Beesha Caalamka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here