Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Midowga Musharixiinta oo Shir Deg Deg ah ku leh Hotel Jazira

Midowga Musharixiinta oo Shir Deg Deg ah ku leh Hotel Jazira

0

Midowga Musharraxiinta ayaa hadda shir ku leh Hotelka Jazeera ee Muqdisho, Shirkaan ayaa kusoo aaddaya xilli uu waddanka cagaha la galay jahwareer siyaasadeed oo aad u culus.

Saxaafadda in ay la hadlaan gabagabada kulanka ayaa suurta gal ah balse waxii xog ah ee kasoo kordha xogta arrimaha shirkaan halkaan isha ku haay

Ad