Madaxweyne Deni oo Caawa Gariwe Shir Jaraaid ku qabtay Ayaa Sidaan yiri
โGeneral Maxamuud Diyaano waxaan ugu baaqayaa in uusan mustaqbalka danbe iska xumayn, qofkasta sharcigaa ka weyn, aabihiis iyo walaalkii dalkay ayey u soo shaqeeyeenโ
โMa ahayn wax la filayay waxa Puntland ka dhacay waliba Boosaaso inay ka dhacaan. Amarka dowladda hadii la qaadan lahaa maanta waxaan ma dhaceyn.โ
โOdayaasha Boosaaso ku maqan ee xalka ku jira Waqti ayaan siineeynaa. Lakin hala ogaado sharciga wax ka weyn malahanโ. Madaxweyne Saciid Deni oo goordhow.
In ka badan 8 jeer ayuu isticmaalay Erayga โWixii dhacay in ay qadar ahaydโ nasiibdarro in uu dagaalkii kudhacay ayuu sheegay, Xalay-dhalay in laga noqdo oo laga gudbo dagaalka ayuu sheegay, mawqifkiisa ku wajahan Hubka, gaadiidka iyo xarumaha PSF ayuu sheegay in ay dawladdu leedahay