Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Maraykanka oo Taageeray Go,aan uu dhawaan Gaaray Raysulwasaare Rooble

Maraykanka oo Taageeray Go,aan uu dhawaan Gaaray Raysulwasaare Rooble

0

Qoraal kooban oo lagu daabacay barta Twitter-ka ee safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa looga hadlay shirka dhawaan ay magaalada Muqdisho ku yeelan doonaan madaxda golaha wadatashiga qaranka ee ku baaqay RW Rooble.

“Waxaan soo dhoweyneynaa qorshaha lagu qabanayo kulanka Golaha Wadatashiga Qaran ee diiradda lagu saarayo horumarinta iyo dedejinta hanaanka doorashada” ayaa lagu yiri Qoraalka

Sidoo kale safaarada ayaa qoraalkeeda ku tiri “Waxaan ka rajeyneynaa hoggaamiyayaasha Soomaaliya inay saxaan khaladaadka la arkay si loo xaqiijiyo in natiijooyinka doorashada ay helaan taageerada iyo kalsoonida shacabka Soomaaliyeed,”

Talaabadan ayaa ku soo aadaysa xili xubnaha Beesha Caalamka iyo midowga musharixiinta ay walaac xoogan ka muujiyeen hanaanka ay ku socoto doorashada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleIsimada puntlad oo Sheegay inaysan kalsooni Ku qabin Xabad joojintii Boosaaso kuna Baaqay Shacabku inaysan Magaalada Kusoo laaban
Next articleGaari Xalay La Dhacay oo Ciidamada Policeka Cadaado ay gacanta Kusoo Dhigeen(Sawiro)