Maamulka Gobalka Banaadir ayaa si kulul uga hadlay dagaalka maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari una dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Kuwa PSF ee Puntland.
Gudoomiyaha Amniga Gobalka Banaadir Caliyare cali ayaa sheegay in aan loo dulqaadan karin colaada Boosaaso ka taagan islamarkaana aysan Macquul aheen in lala dagaalmo ciidamadii Shabaab la dagaalamay.
Cali yare ayaa sheegay in Ciidamada dhamaan ay hal cadaw leeyihiin xiligaana aysan macquul aheen in dhaxdooda ay dhiig iska daadiyaan.
Halkaan ka dhagayso
Ad