Home Wararka Somaliya Puntland Dhageyso Puntland sida ay Dowladda dhaxe ee Soomaaliya u Eedeeysay

Dhageyso Puntland sida ay Dowladda dhaxe ee Soomaaliya u Eedeeysay

0
Duqa Degmada Boosaaso ee Gobolka Bari ee Puntland Cabdiqani Deerdile ayaa ka hadlay dagaalka Maanta Boosaaso ku dhexmaray Ciidamada Madaxtooyada Puntland iyo kuwa Hay’adda PSF, kaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac.
Isaga oo Warbaahinta kula hadlay Boosaaso ayaa sheegay in Koox amar diid ah ay dhib ka wadaan boosaaso, kuwaas oo diiday inay xilka wareejiyaan, isla markaana ay sheegteen inay ka tirsan yihiin Ciidamaa Goror.
Waxaa uu sheegay in ilaa shalay ay Ciidamada PSF khalqal amni iyo fowdo ay ka wadeen Magaalada Boosaaso looguna dul qaadanayay, wuxuuna ku eedeeyay inay Maanta, iyaga bilaabeen dagaalka.
Ad
Previous articleR/W Rooble oo shir Deg Deg ah isugu yeeray Maamul Gobaleedyada dalka
Next articleMaamulka Gobalka Banaadir oo ka hadlay dagaalka Boosaaso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here