Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Maanta ku damaashaaday Goob dalxiis oo Baydhabo ku Taala...

Madaxweynaha Galmudug oo Maanta ku damaashaaday Goob dalxiis oo Baydhabo ku Taala (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa Bulshada Magaalada Baydhabo waqti kula qaatay Beerta Baidoa City Park.

Laba Madaxweyne Ayaa si weyn u indha idheeyay Beeta Dalxiiska ee Baydhabo, waxay la kulmeen Shacabkii Goobta ku sugnaa.

Madaxweynaha Galmudug Ayaa u Mahadcaliyay shacabkii ku sugnaa Goobtaan oo Dalxiiska u yimid.

Ad
Previous articleMaamulka Gobalka Banaadir oo ka hadlay dagaalka Boosaaso
Next articleLaba Bam-gacmeed oo Caawa Lagu Weeraray Gudoomiyaha Dayniile

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here