Home Wararka Somaliya Puntland Barakac xoogan oo ka socota Boosaaso iyo Khasaaraha oo sii Kordhay {Sawiro}

Barakac xoogan oo ka socota Boosaaso iyo Khasaaraha oo sii Kordhay {Sawiro}

0
Ugu yaraan shan qufood oo iskugu jiro Dad Shacab iyo Dhincayada Dagaalamyay ayaa ku dhintay Dagaalka Magaalada boosaaso kasocoda halka dhawacyadana aay ka badanyhiin 10 qufood.
Dagaalku oo Wali Socoday ayaa Waxaa Sii kordhi karo khasaaraha ka dhashay Waxaana dhanka PSF aay Sheegeen inay Dagaalka ku Gacan Sareeyaan oo aay Gaari Dagaalka qabsadeen.
Wararka qar ayaa sheegaya inu Taliyahii Ciidamada Madaxtooyada Puntland oo dhanka Dowaldda Dagaalku ku dhintay, in kastoo Maamulka Puntland aysan wili ka hadal dagaalka.
Boosaaso waxaa ka bilaawday Barakac xoogan waxaana dadka Magaalada ay miciin bidayaan Goob ka baxsan Halka ay dirirtu ka socoto.
Ad
Previous articleDhageyso Galmudug oo ka digtay Xaalado His ah hadii aan laga gaarin
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay ka dib Safar uu Turkiga u aaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here