Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Afar xildhibaan oo Maanta lagu dooraty Muqdisho

Afar xildhibaan oo Maanta lagu dooraty Muqdisho

0

Maanta waxaa Muqdisho lagu qabtay Doorashada xildhibaanada aqalka Hoose ee ka imaanaya Goballada waqooyi ee Somaliland 4 ka mid ah.

xubnaha xildhibaanada ah ee maanta la doortay ayaa gaaraya 4 xildhibaan kuwaas oo u badan kuwa Horay kuraastaan ugu fadhiyay.

xildhibaanada la dooratay ayaa kala ah Cabdullaahi Cusmaan Ducaale Sugulle oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hope#229 ee golaha shacabka BJFS, fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hope#262, sidoo kale xildhibaanada maanta la doortay ayaa kala ah Guuleed Biixi Cabdi  iyo Xildhibaan Jaamac Maxamed Askar oo asna mar kale ku soo baxay kursiga Xildhibaannimo ee tirsigiisu yahay #aHOP254 ee Golaha Shacabka ee xubnaha ka soo jeeda Somaliland

 

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleVilla Soomaaliya oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Diyaaradihi Droneska ee lasheegay in Turkigu Siiyay
Next article24 Dhalinyara ah oo weeraray Shaqalihii Turkish airline oo Xabsiga La dhigay