Home Wararka Somaliya Galmudug Gudoomiyaha Dhuusamareeb oo Xoolaha Nool iyo raashin ku Wareejiyay Ciidamada Galmudug (Sawiro)

Gudoomiyaha Dhuusamareeb oo Xoolaha Nool iyo raashin ku Wareejiyay Ciidamada Galmudug (Sawiro)

0

Gudoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa caasimada Galmudug mudane Abdirahman Ali Mohamed”Geedaqorow ayaa maanta  wareegay waxgaradka beesha Beesha Celi ee Duduble Xaaji deeq xoolo ah oo ay ugu talo galeen inay kugarab istaagan ciidanka utaagan difaaca Galmudug.

Waxaa halka xoolaha gudoomiyaha Caasimadu kula wareegayay kusugnaa xildhibaano katirsan Baarlamanka Galmudug,wasiiro iyo dhalinyaro beesha kasoo jeeda kuwaa sheegay in deeqdani tahay bilow ayna dhawaan keenidoonaan xoolo intaan kabadan

Masuuliyiintii ku sugneed Goobta Xoolahaan nool iyo raashinka Lagu wareejinaayay waxaa ku sugnaa Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug Odayaasha Dhaqanka iyo Saraakiil Ciidan.

Galmudug ku sugan Gurceel ayaana Loogu talagalay Deeqdaan oo ka kooban Xoola Nool iyo raashin.

 

Ad
Previous articleis rasaaseyn ka dhacday Magaalada Garoowe oo Khasaaro Ka dhalatay
Next articleRa”isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here