Gudoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa caasimada Galmudug mudane Abdirahman Ali Mohamed”Geedaqorow ayaa maanta wareegay waxgaradka beesha Beesha Celi ee Duduble Xaaji deeq xoolo ah oo ay ugu talo galeen inay kugarab istaagan ciidanka utaagan difaaca Galmudug.
Waxaa halka xoolaha gudoomiyaha Caasimadu kula wareegayay kusugnaa xildhibaano katirsan Baarlamanka Galmudug,wasiiro iyo dhalinyaro beesha kasoo jeeda kuwaa sheegay in deeqdani tahay bilow ayna dhawaan keenidoonaan xoolo intaan kabadan
Masuuliyiintii ku sugneed Goobta Xoolahaan nool iyo raashinka Lagu wareejinaayay waxaa ku sugnaa Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug Odayaasha Dhaqanka iyo Saraakiil Ciidan.
Galmudug ku sugan Gurceel ayaana Loogu talagalay Deeqdaan oo ka kooban Xoola Nool iyo raashin.