Home Wararka Somaliya Galmudug Guddiga Doorashada Galmudug oo Maanta Tababar u Soo diray Askar iyo Saraakiil...

Guddiga Doorashada Galmudug oo Maanta Tababar u Soo diray Askar iyo Saraakiil Loo Tababaray Sugida Amniga Goobaha Dooraahada

0

Guddiga doorashadda Dowlad Gobaleedka  Galmudug ayaa maanta booqday xarunta hawlgaladda Amniga doorashooyinka .

guddigaan Ayaa u Kuur galayay sida Loo xaqeejin karo Amniga Goobaha Doorashada Lagu qabanayo waxaana Goobta ay Booqdeen ku taalana  magaalada Gaalkacyo.

halkaan  oo ay Maanta gaareen Xubnaha Guddiga Doorashada ee Dowlad Gobaleedka Galmudug waxay tababar ugu soo xireen saraakiil iyo ciidamo loo tababaray sugidda amniga Doorashada

Saraakiisha iyo Askarta Tababarkaan qaatay Ayaa lagula Dardaarmay sidii Sare Loogu qaadi lahaa Amniga inta Lagu Gudajiro Doorashooyinka Dalka

Ad
Previous articleWararka ugu danbeeyay Barakac ka socda Guriceel iyo Xiisad ka jirta wali
Next articleDowladda Soomaaliya oo digniin ka Soo saartay Badda iyo Sida Looga Kaluumaysto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here