Home Wararka Somaliya Galmudug Galkacayo oo gurmad Xoogan Looga sameeyay dadkii Laascaanood laga soo Barakiciyay {Sawiro}

Galkacayo oo gurmad Xoogan Looga sameeyay dadkii Laascaanood laga soo Barakiciyay {Sawiro}

0

Shacabka Gobalka Mudug ayaa manata Gurmad Xoogan u sameeyay dadkii laga soo raafay magaalada laascaanood oo soo gaaray Galkacyo.

Dad ka soo jeeda Konfurta Soomaaliya islamarkaana soomaliland ay ka soo saareen deegaanadooda ayaa soo gaaray Gobalka Mudug, waxaana hadda Loo fidinayaa gurmad xoogan.

Shacabka Magaalada Galkacyo ayaa saaka bilaabay Gurmadka dadkaasi, waxaana Maanta Magaalada galkacyo Wareegaya gaadiid ay saaranyihiin dhar iyo raashiin, Baco iyo Saliyaan oo dadkaasi Loogu talagalay.

waxay sheegeen Bulshada galkacyo in dadkaas la dabooli doono Baahidooda maadaama ay yihiin dad Musaafir ah.

Ad
Previous articleDhageyso Ciladii ku timid Baraha Bulshada oo saamaysay Dad tiradoodu ay gaarayso 10.6 milyan qof oo ku kala sugan guud ahaan caalamka
Next articleMadaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare itoobiya Abiy Axmed Maxay ka wada hadleen ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here