Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullahi Mohamed Nuur oo la Kulmay Qoyska Ikraan Tahliil Faraax Ayaa Sheegay inay Wasaaradda Amniga Soomaaliya ay fasaxday Banaanbax Nabadeed oo Ehelka ikraan Tahliil Faarax, kaas oo ay ku dalbanayaan Cadaalad.
Wasiir Cabdullaahi ayaa faray Hay’adaha Amniga in ay sugaan Amniga dadka Banaanbaxaya waxuuna sheegay in cid allaala iyo cidii ka Hortimaada Banaanbaxaas in ay u aqoonsan doonaan Sida Alshabaab oo kale.
waxuu sheegay in Maamulka Gobalka Banaadir ay kala shaqeyn doonaan Banaanbaxaas nabadeed oo cadaalada loogu raadinayo ikraan Tahliil Faarax.
Ad