Home Wararka Somaliya Goob dadka Lagu badalo wajigooda oo Muqdisho laga furay ayaa Albaabada Loo...

Goob dadka Lagu badalo wajigooda oo Muqdisho laga furay ayaa Albaabada Loo laabay

0

Ciidamada Boliiska Soomaaliya ayaa Albaabada u laabay Xarun dhawaan laga hirgaliyay Magaalada Muqdisho islamarkaana lagu Badalo Qaar ka mid ah xubnaha Muhiimka ah ee Bini-aadamka, Laguna Magacaabo.

Xaruntaan oo lagu Magacaabo OBESITY CENTER ee ku taala isgooska Dabka ee Muqdisho, gaar ahaan ka soo Horjeedka Saldhiga Degmada Waaberi ayaa albaabka Loo laabay.

Ciidamada Boliiska Soomaaliya ayaa xiray hawenay ku sugneed gudaha goobta kana mid aheed shaqaalaha Goobtaan dadka Lagu badalo.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa Baraha Bulshada lagu hadal hayay Muuqaalo iyo sawiro muujinaya in dadka Muuqaalkooda wax laga badalo.

Ad
Previous articleKaluumaysato Muddo lagu haystay Xeebaha Soomaaliya oo dib loo sii daayay
Next articleBisha cas ayaa War ka soo saartay weerar lagu qaaday xarunta ururka bisha cas ee magaaladda Baardheere.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here