Home Wararka Somaliya Deg Deg: Weerar dhaba gal ah oo goor dhaw lagu dilay dad...

Deg Deg: Weerar dhaba gal ah oo goor dhaw lagu dilay dad Marayay inta u dhaxeysa Balli-dhiig iyo Guri-ceel

0
Laba Ruux ayaa Geeriyootay ka dib markii Gaari ka soo Baxay Balanballe Goordhaw jidka loo galay lana Rasaaseeyey Wuxuna Gaarigaan uu kusii Jeeday Deegaanka Balli-dhiig oo dhanka Waqooyi Galbeedna ka xiga Guri-ceel
Deegaankaan ayaa Qiyaastii 120km u jira Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud, waana Halka uu ka dhacay Weerarkaan dhaba galka ah.
Sida Xogta aynu ku helnay Maleeshiyo Hubaysan ayaa Gaariga Rasaasta ku furay waxaana dhaawac uu soo gaaray Ragii Gaariga Rasaasta ku furay ka dib markii Nimankii Gaariga Watay iska Caabiyeen.
Dadka dhintay ayaa ka soo jeeda Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud halka kuwa Jidka Galay ay ka soo jeedaan Degmada Guri-ceel ee isla gobalka Galgaduud ah.
Dhacdadaan ayaa salka ku haysa Aanooyin Qabiil iyo Colaado horay u soo jiray.
Ducada Ku Kab Alla unaxariisto inta dhimatay
Ad
Previous articleGalmudug oo Maamulk Cusub u magacowday Deegaanka Xero-Dhagaxleey
Next articleXog: Sacuudiga oo Martiqaad u fidiyay Madaxda Dowlad Gobaleedyada dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here