Home Wararka Somaliya Kursiga 6aad ee aqalka sare oo Maanta lagu dooray dhuusamareeb

Kursiga 6aad ee aqalka sare oo Maanta lagu dooray dhuusamareeb

0

Duniyo Maxamed Cali oo ka mid aheed Musharaxiinta aqalka sare ayaa Maanta lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudg

qadro cabdullaahi isaaq ayaa ka tanasushay inay la tartanto Marwa Duniya maxamed cali waxayna sidaasi ku heshay codka kalsoonida.

Duniyo Maxamed Cali ayaa heshay  codad gaaraya 88 wax diiday  waxaana ka aamusay 1 xildhibaan

Ad
Previous articleXildhibaan c/xakiin Macalin oo noqday Sanater Aqalka sare
Next articleDoorashada lixda Kursi ee aqalka sare oo Caasimada Galmudug Maanta lagu qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here