zamzam daahir Maxamuud oo ka mid aheed sanatarada aqalka sare ee 4tii sano ee la soo dhaafay ayaa mar kale loo doortay Kursiga aqalka sare ee Galmudug waxayna heshay codka aqlibiyada Baarlamaanka
Farxiya maxamed guuled ayaa dhankeeda u tanasushay waxayna sanataradu heshay codadkii ugu badnaa ee xildhibaanada oo ah 89 cod.
mana jirin wax xildhibaan ah oo diiday inay codkooda siiyaan sanatarada
Ad