Home Wararka Maanta Akhriso Musharaxiinta Aqalka Sare ee Maanta qaatay Shahaadada Musharaxnimada

Akhriso Musharaxiinta Aqalka Sare ee Maanta qaatay Shahaadada Musharaxnimada

0

Murashaxiinta Aqalka Sare ee Xalay uu ku dhawaaqay Madaxweyne Axmed Qoor Qoor ayaa maanta intooda badan isdiiwaan  galiyay waxaana isdiiwaan galiyay Musharaxiibtaan kala ah.

Mudane Cabdi Axmed Dhuxulow.

Samsam Dahir Maxamuud

Mudane Saciid Siyaad Shirwac,

Yusuf Geelle Ugaas

Dhamaantood waxay qaateen Shahaadada Musharaxnimo si Doorashada Biri ay uga dhacdo Dhuusamareeb.

Ad