Home Wararka Maanta Guddiga Doorashada Galmudug oo soo saaray habraaca Doorashada Kuraasta aqalka sare iyo...

Guddiga Doorashada Galmudug oo soo saaray habraaca Doorashada Kuraasta aqalka sare iyo Sharciyo Muhiim ah

0
War qoraal ah oo kasoo baxay Guddiga qabashada doorashada Aqalka sare ee Galmudug ayaa lagu sheegay “in haddii uu iscasilo mid kamid ah murashaxiinta u tartamaya kursi doorasho, murashaxa kale uu u baahanyahay in uu helo codka xildhibaannada ee ah 50+1— haddii uu codadkaasi waayana dib loogu celin doono madaxweynaha maamulka Galmudug”.
Qodobkaan waxa uu ka dhiganyahay in kuraasta Aqalka sare ee Galmudug aysan la mid noqon doonin maamul Goboleeyada qaar, oo si fudud loo guuleysan karo, haddii uu iscasilo qofka kula tartamaya.
No photo description available.
Ad
Previous articleAkhriso Musharaxiinta Aqalka Sare ee Maanta qaatay Shahaadada Musharaxnimada
Next articleDoorashada Aqalka sare ee Galmudug oo Maanta dhuusamareeb ka bilaabanaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here