Home Wararka Maanta Taliyaha Ciidamada Boliiska Galmudug oo si weyn loogu soo Dhaweeyay Dhuusamareeb (Sawiro)

Taliyaha Ciidamada Boliiska Galmudug oo si weyn loogu soo Dhaweeyay Dhuusamareeb (Sawiro)

0

Taliyaha Howl galinta Ciidanka Boliiska Dowlad Goboledka Galmudug dhawaan Loo Magacaabay ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb.

Cor Abdulaahi aya dhawaan wareegta ka so baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed loogu magaacabay Taliyaha Howl galinta Ciidanka Boliiska Dowlad Goboledka Galmudug.

Korneel Abdullahi Macalin Hassan aya xilil kala duwa horay uga so qabtay Boliiska Dowlad Goboled Galmudug.

Korneelka  ayaa ka mid ah saraakiisha magaca wnaaagsan ku leh Bulshada dhexdeda, waxuuna in Mudda ah La soo Shaqeenayay Howlaha Boliiska

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo qaabilay Wasiirka Arimaha dibada Kenya {Sawiro}
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo diiday Go’aankii xalay Farmaajo soo saaray iyo Khilaaf soo kala dhaxgalay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here