Home Wararka Maanta Daawo Sawirada Degmada Camaara ee Gobalka mudug oo dhawaan Shabaab Laga saaray

Daawo Sawirada Degmada Camaara ee Gobalka mudug oo dhawaan Shabaab Laga saaray

0

Magaalada Istijaajiga ah Degmada Caamara Ee Konfurta Gobolka Mudug Wax ay ka mid tahey Magaaloyinka Laga Xoreyey  Al Shabaab Kuwaas oo Inta Badan halkaa ay Xukumayeen Al.shabaab

Caamara Waa Magaalo Dhankasta ka dhisan Marka Laga soo Tago in Bacaadku uu dhibaato Ba’an ku haayo Magaalada.

Sawiro Laga soo qaaday Camaara oo Mudug ka Tirsan ayaa Muujinaysa Quruxda  iyo Qaab dhismeedka Degmadaas

Halkaan Ka Daawo Sawirada Quruxda Badan.

Ad