Home Wararka Maanta Madaxweyne Dani oo Maanta Magacaabaya Liiska Xubnaha Aqalka sare

Madaxweyne Dani oo Maanta Magacaabaya Liiska Xubnaha Aqalka sare

0

Siciid Deni ayaa soo gabagabeeyay wadatashiyo uu la lahaa qeybaha kala duwan ee siyaasada Puntland waxana uu xalay la kulmay Guddoonka iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa ka socday magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland kulamo xasaasi ah kuwaasoo ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka.

Liiska Musharaxiinta ee uu soo saarayo Madaxweyne Deni ayaa laga yaabaa inay iska dhex waayaan qaar kamid ah senatarada haatan uga wakiil ah Puntland Aqalka Sare.

Ad
Previous articleMaamulada Galmudug iyo Puntland oo xal ka gaaray shaqaaqo khasaaro geeysatay
Next articleDaawo Sawirada Degmada Camaara ee Gobalka mudug oo dhawaan Shabaab Laga saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here