Home Wararka Somaliya Xog: Madaxweyne Qoor qoor oo Maanta ku dhawaaqa Liiska Musharaxiinta aqalka sare...

Xog: Madaxweyne Qoor qoor oo Maanta ku dhawaaqa Liiska Musharaxiinta aqalka sare iyo xubna Muhiim ah oo liiska laga saarayo

0

Madaxweynaha galmudug Axmed Cabdi kaariye qoor qoor ayaa Laga sugayaa Maanta inuu ku dhawaaqo liiska Musharaxiinta aqalka sare ee dalka.

Guddiga doorashada Xildhibaanada ayaa ka dalbaday shalay Madaxweynaha inuu ku dhawaaqo Liiska Musharaxiinta xubnaha aqalka sare, waxana la sheegayaa in Xubnaha hadda jooga ay intooda badan aysan soo laaban doonin.

Warar madaxbanaan ayaa sheegaya in Senetar Cabdi qeybdiid,Senetar r Samsam  daahir in ay yihiin Xubnaha looga shaki qabo inay waayaan kursiga aqalka sare ee soo laabashada.

Madaxweyne qoor qoor ayaa waxaa horyaala Howla adag oo dhanka Doorashada ah waxaana galmudug ka imaanaya Tartanka Kursaasta ugu adag ee labada aqal

Ad
Previous articlesidee Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha shacabka Loogu soo dhaweeyay Galgaduud {SAWIRO}
Next articleWasaaradda Amniga Galmudug oo shaacisay in Alshabaab Laga saaray Deegaano Dhowr ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here