Home Wararka Somaliya Abaabulka Gurmad Lagu Garab istaagayo Ciidamada Galmudug oo Galkacyo ka bilaawday (Sawiro)

Abaabulka Gurmad Lagu Garab istaagayo Ciidamada Galmudug oo Galkacyo ka bilaawday (Sawiro)

0

Waxaa maanta ka bilowday Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Gurmad dhaqaale aruurin ah oo lagu taageeraayo Ciidamada naftood hurayaasha ah ee la dagaalamaaya  Alshabaab

Abaabulka gurmadkaan ayaa waxaa hormuud ka ah Dhalinyarada,Maamulka Gobolka Mudug,saraakisha ciidanka iyo Maamulka Degmada Galkacyo

Dadka deeganka ayaa dhiirigalinaaya Abaabulka lagu taagerayo Ciidanka Ku sugan Jiida hore ee Dagaalka ee Gobalka Mudug Kuwaas oo La dagaalamaya Alshabaab

Qofkasta oo diida Taakuladda Ciidanka Waxaa La geynayaa Xabsiga ilaa inta uu Ka Ogalanayo Qaraanka Difaaca Degaanka ayaa Lagu yiri War ka soobaxay Maamulka Galkacyo

Ad
Previous articleSawiro: Gaalkacyo oo laga bilaabay Abaabul Dhaqaale loogu aruurinayo Ciidanka Fadhiya Furimaha Dagaalka
Next articleBeesha Caalamka oo war ka soo saartay Doorashadii aqalka sare ee Ka dhacday Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here