Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo gaaray Hobyo { SAWIRO}

Wafdi Ka socoda Beesha Caalamka ayaa Maanta soo Gaarey Magaala Xeebeedka Hobyo ee gobalka Mudug.
 Masulin ka Tirsan Galmudug ayaa Halkaa ku soo dhaweeyey wafdigaan ka socday Beesha Caalamka.
Waxaa Maanta Degmada hobyo lagu qaban donaa shirka Deeq Bixiyaasha Kasi oo loga hadalayo Sidii Dadka Galmudug Gurmad deg deg loogu Sameyn lahaa Madaama Meelo kala duwan oo Degaanada galmudug ka mid ah ay ka jirto Abaaro iyo Colaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*