Home Wararka Maanta Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo gaaray Hobyo { SAWIRO}

Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo gaaray Hobyo { SAWIRO}

0
Wafdi Ka socoda Beesha Caalamka ayaa Maanta soo Gaarey Magaala Xeebeedka Hobyo ee gobalka Mudug.
 Masulin ka Tirsan Galmudug ayaa Halkaa ku soo dhaweeyey wafdigaan ka socday Beesha Caalamka.
Waxaa Maanta Degmada hobyo lagu qaban donaa shirka Deeq Bixiyaasha Kasi oo loga hadalayo Sidii Dadka Galmudug Gurmad deg deg loogu Sameyn lahaa Madaama Meelo kala duwan oo Degaanada galmudug ka mid ah ay ka jirto Abaaro iyo Colaad.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleWasiir Dowlaha Caafimaadka Galmudug Ahmed Faafaale ayaa kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyey Caasimada Denmark ee Copenhagen {Sawiro}
Next articleMadaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Maanta ka Qeyb galay Aaska Ugaas Axmed Bare (Sawiro)