Home Wararka Somaliya Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Xildhibaanada Goballada waqooyi {Sawiro}

Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Xildhibaanada Goballada waqooyi {Sawiro}

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay xildhibaannada ka soo jeeda gobobllada woqooyi ayaa kala hadlay arrimaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay.

Maxamed xuseen Rooble isagoo u xaqiijiyay in guud ahaan doorashada, gaar ahaanna kuraasta gobollada woqooyi loo maamuli doono si daahfuran oo ka fog eex iyo qof jecleysi.

Muran badan ayaa ka taagan Doorashada Goballada Waqooyi waxaana hadda la isku hayaa Guddiga Maamulayda Doorashada xildhibaanada labada aqal ee somaliland.

Ad
Previous articleSaraakiil ka Tirsan Dowladda Soomaaliya oo Booqday deeegaanka Wisil ee Gobolka Mudug
Next articleWasiir Dowlaha Caafimaadka Galmudug Ahmed Faafaale ayaa kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyey Caasimada Denmark ee Copenhagen {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here