Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa Loo Magacaabay G/dhexe Garyaqaan C/laahi Abuukar Xasanley ( Garyaqaan Shadoor ).
G/dhexe Garyaqaan C/laahi Abuukar Xasanley ( Garyaqaan Shadoor )oo ka mid ah saraakiisha Milateriga Soomaaliya ayaa loo Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Galmudug.
Gudoomiyahaan cusub ee Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Galmudug ayaa laga sugayaa inuu qabto Howlo adag oo dhanka ciidamada ah
Ad