Home Wararka Somaliya Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq oo dib Loo furay, ka dib Maalmo uu xirnaa

Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq oo dib Loo furay, ka dib Maalmo uu xirnaa

0
Waxaa dib u furmay Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq ee Gobalka galgaduud ka dib muddo Laba Maalmood ah oo Shaqadiisu hakad gashay.
garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq ayaa  Maleeshiyo hubeysan  ay diideen in Diyaaraduhu ka soo dagaan, waxa ayna ku doodayeen in Ninkii Horay u dhisay uu Lacago ku lahaa uuna Geeriyooday.
Dadaal la sameeyey ayaa lagu guulaystay in loo balan qaado in la bixiyo Lacagtaas laguna dhiibo Muda bil ah sidaasina  Duulimaadyadii uga bilowdeen Degmada Caabudwaaq ee Galgaduud.
Arintaan ayaa saameyn ku yeelatay garoonka iyo Duulimaadyada Deegaanada galmudug, waxayna ku soo aaday xilli xasaasi ah oo ololo Doorasho ay ka socdaan Deegaanada Galmudug
Ad
Previous articleGuddiga Doorashada oo Maanta la xareenayo si Tababar Loo siiyo
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo kulan la yeeshay Safiirka ingiriiska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here