Home Wararka Maanta Dhageyso Madaxweyne Qoor qoor oo daahfuray munaasabad lagu soo bandhigayay warbixin ku...

Dhageyso Madaxweyne Qoor qoor oo daahfuray munaasabad lagu soo bandhigayay warbixin ku saabsan sahanka caafimaadka iyo macluumaadka dadka Galmudug.

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa daahfuray munaasabad lagu soo bandhigayay warbixin ku saabsan sahanka caafimaadka iyo macluumaadka dadka Galmudug.

Munaasabadda ayaa waxaa siwadajir ah u soo Agaasimay Wasaaradaha Caafimaadka iyo Qorsheynta ee Maamulka Galmudug iyo Xafiiska Istaatistikada Qaranka.

Madaxweynaha Galmudug ayaa hadaljeedintiisa ku sheegay ahmiyadda ay u leedahay Galmudug xog ka helidda caafimaadka iyo arrimaha bulshada si loo qorsheeyo adeegga bulshada.

Ad