Home Wararka Somaliya Madaxweynaha Galmudug oo Ka Qeyb-galay Aaska Sheikh Cali dheere oo dhawaan Galkacyo...

Madaxweynaha Galmudug oo Ka Qeyb-galay Aaska Sheikh Cali dheere oo dhawaan Galkacyo Lagu dilay {Sawiro}

0
Madaxweynaha Dowladd gobaleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug uga qeybgalay aaska Allaha u naxariistee marxuum Sheikh Cali Axmed Farax ” Shikh Cali Dheere” oo ahaa maamulihii Xarunta Daryeelka Agoonta Ee Gobolka Mudug.
Sheekha ayaa dhawaan lagu dilay Magaalada galkacyo waxuuna dilkiisa abuuray Xanaan Bulshada xageeda ah Maadaama Galmudug lagu Eedeeyay.
Madaxweynaha oo aaska ka hadlay ayaa sheegay in caddaalada la horkeeni doono dambiilayaashii ka danbeeyey dilkiisa isagoona Bulshada Qeybaheeda kala duwan uga tacsiyeeyay Geeridi ku timid Marxuumka.
Ad
Previous articleXiisad ka taagan Gurceel ka dib Dil loo gaystay Qof Xoola dhaqata ah
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo ubax dhigay Taalada SYL (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here