Waxaa lasoo saaray liiska wadammada aan lahayn hannaan doorasho amaba ay ka dhacaan doorashooyinka lagu shubto ee magac u yaalka ah.
Waxaa dalalkaa hoggaanka u haya dalka Afghanistan, waxa ku xigta oo 2-aad cariirsatay Myanmar, waxaana sedexaad ku jira North Korea.
Bariga Afrika waxaa uga jira Djibouti, Eritrea iyo Sudan marka la eego liis ka kooban 30 waddan, halka dalkeenna Somalia aanu taxan ku jirin.
Halkan hoose ka eeg 30-ka dal ee ugu horreeya dalalka aysan ka dhicin doorasho caafimaad qabta ama aan gebi ahaanba laga qaban.
Afghanistan
Myanmar
North Korea
Syria
Turkmenistan
Chad
Laos
Equatorial Guinea
Tajikistan
China
Yemen
Belarus
Eritrea
Libya
Saudi Arabia
Burundi
Venezuela
Sudan
Nicaragua
Cuba
Vietnam
Djibouti
Congo
Haiti
UAE
Zimbabwe
Burkina Faso
Cambodia
Uzbekistan
Oman