Home Wararka Somaliya Somaliland SOMALILAND: ”Xasan Sheekh wuxuu si cad u taageeray “argagixiso” nagusoo duushey!!”

SOMALILAND: ”Xasan Sheekh wuxuu si cad u taageeray “argagixiso” nagusoo duushey!!”

0

Maamulka Somaliland ayaa muujiyey inuu aad uga caroodey hadalkii uu MW Somalia ku taageeray qaddiyadda Laascaanood oo dagaal kula jirta Somaliland oo halkaa ka talinaysey tan iyo 2007-dii.

Faallo laga baahiyey hilinka ku hadka afka Xukuumadda Somaliland ayaa lagu sheegay in arrintani ay caqabad ku noqonayso wada hadalladii DF Somalia iyo Somaliland.

Waxay sheegeen in MW Xasan Sheekh uu taageeray wax ay ku sheegeen “argagixiso kusoo duushey Somaliland”.

Waxay kaloo faalladu intaa raacisay in Madaxda DF Somalia ay aalaaba caddaystaan falal lid ku ah jiritaanka Somaliland, sida ay u dhigeen.

Ad
Previous article30-ka dal ee dunida aan laga qaban doorasho caafimaad qabta (Somalia maku jirtaa?)
Next article“Salaadda kadib ayaa la ii sheegay in carruurtayda ay geeriyoodeen” aabbe caruurtiisa uu hoobiye dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here