Dowlad Goboleedka Puntland ayaa go’aan rasmi ah ka soo saaray xaalada doorashada dalka Soomaaliya isagoo ka horyimid muddo kordhinta uu golaha shacabka shacabka.
War Saxaafadeed ka kooban 7 qodob ayuu soo saaray Maamulka Puntland isagoo ku baaqay in miiska wadahadalka doorashada ee heshiiskii 17kii September 2020 dib loogu laabto.
Ad