Taliska booliska garoonka Aadan Cadde ayaa gacanta ku haya 24 dhalinyara ah oo laga soo tarxiilau dalka Turkiga.
Dhalinyaran ayaa weerar ku qaaday shaqaalaha diyaaradda Turkish, Waxaana dhaawac Isbitaalka loo dhigay mid ka mida shaqaalaha diyaaradda.
Dhalijyaradan ayaa la sheegay in qaarkood uu ka dhacay sharciga halka qaarkoodna lagu eedeeyay in ay dadka tahriibiyaan.
Dhalinyaradan oo lagu hayo saldhiga ayaa dhamaan sheegay in dambiga ay wada galeen, waxa ayna diideen in ay sheegaan qofka dhaawaca geestay.
Ad