Home Wararka Somaliya Xildhibaano ka Soo jeeda Galmudug oo Taageeray Farmaajo waxayna Weerar ku qaadeen...

Xildhibaano ka Soo jeeda Galmudug oo Taageeray Farmaajo waxayna Weerar ku qaadeen Siyaasiin caan ah

0

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka soomaaliya islamarkaana ka soo Jeeda Beesha Habar gidir ayaa caawa Kulan ay ku yeesheen Hoteel ku yaala Madaxtooyada Soomaaliya kaga hadlay Xaalada dalka.

Xildhibaanadaan oo Taageersan Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Xildhibaanadii Tegay Guriga Saadaq Joon ay carqalad ku yihiin Amniga iyo Xasiloonida dalka.

waxay sheegeen in ay taageersanyihiin Dowladda islamarkaana ay ka soo Horjeedaan dhibaato in dalkaan Loo Horseedo.

Xildhibaan ubax Tahliil, xildhibaan Warsame Joodax iyo xildhibaano kale ayaa ka soo Horjeestay In Laga soo Horjeesto Muddo Kordhinta Farmaajo uu sameeystay

Ad
Previous articleMadaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Kulan la qaaday Saraakiisha Ciidamada (Sawiro)
Next articleMidowga Musharaxiinta oo diiday Fariin kaga Timid Farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here