Home Wararka Maanta Taliyihihii Booliska Degmada Xamarwayne oo Ku Dhaawacmay Dagaalka Kasocda Xarunta Gobalka Banaadir

Taliyihihii Booliska Degmada Xamarwayne oo Ku Dhaawacmay Dagaalka Kasocda Xarunta Gobalka Banaadir

0

Taliyihii Xamar weyne Najiib Carab ayaa ku dhaawacmay weerarka ka socod Gudaha xarunta Gobalka Banaadir .

Najiib wuxuu ka mid ahaa ragii gurmadka ugu horeeyay ku tagay xarunta Gobalka Madaama uu isagu yahay Taliyaha Dagmada Xamar weyne oo ay ku taalo dhismaha xarunta laweeraray.

Dhimasha iyo dhaawac kale ayaa jiro balse lama xaqiijin Karo wali dadka shacab ah ayaana ka mida dadka ay waxyeleeda Soo gaartay.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Xogta Tirada Shabaabka Ah Ee Weerartay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir
Next articleTaliyihii Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here