Home Wararka Maanta C/raxmaan C shakuur oo Sheegay in sharciga uu la tiigsan doono Farmaajo

C/raxmaan C shakuur oo Sheegay in sharciga uu la tiigsan doono Farmaajo

0

C/raxmaan C shakuur Warsame ayaa ka hadlaya Xarunta Golaha , waxuuna ka mid yahay Xildhibaanada soo jeediyay Mooshinka ka dhanka ah Farmaajo oo ah in aan la dhaarin, Maadaama uu Farmaajo Maanta u fadhiyo in loo dhaariyo Xil xildhibaanimo

C/ raxmaan ayaa yiri waxuu Dalka ka geystay xasuuq, waxayna ku dhaceen Amar uu bixiyay, waxaa la weeraray gurigayga, waxaana la waayay ikraan Tahliil.

dhamaan dadkii falkaasi fuliyay dhamaantood waxay iga dalbadeen cafis, Balse ninkii amarka bixiyay ee Farmaajo ahaana uusan wili ka hadlin Kuna faraxsanyahay.

Ad
Previous articleFarmaajo oo Ka Mid noqday Baarlamaanka Soomaaliya
Next articleAxmed Madoobe oo Maantay mudo kordhin Samaystay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here