Home wararka Dalka Sawiro:- Madaxweyne Qoor Qoor oo muqdisho kula kulmay Safiirka Qatar ee Somaliya

Sawiro:- Madaxweyne Qoor Qoor oo muqdisho kula kulmay Safiirka Qatar ee Somaliya

0

Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa sheegay in Safiirka ay ka wadahadleen hadleen xaalada Galmudug oo hataan ay ka socdaan dib u hishiisiin balaaran waana kulankii ugu horeeyay oo ay wadayeeshaan tan iyo markii noqday madaxweynaha Galmudug.

“Waxaa hoygeyga Muqdishu ku soo dhaweeyay safiirka Dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya Danjire Xamza iyo wafdi uu hoggaaminayay, waxaan iska xogwareysannay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaaladda guud ee dalka iyo tan Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug oo maalmahan magaalada muqdisho u joogay safar shaqo waxaana uu kulamo la qaatay madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madaxda xisbiyada qaran oo ay hogaamiyaan madaxweynayaashi hore ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Waxaa magaalada Muqdisho ka socda olole loogu jiro cidda qabanaysa xilkii uu baneeyey raysalwasaare Xassan Cali Kheyre.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here