Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ubaxay Safar Dibada ah (Sawiro)

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ubaxay Safar Dibada ah (Sawiro)

0

Raysul Wasaare Xamze Cabdi Barre ayaa maanta u safray dalka Tunizia oo uu kaga qeybgali doono shir looga hadlayo hormurka Afrika.

Waa safarkiisa ugu horreeya ee uu dibadda ku tagayo tan iyo markii xilkan loo magacaabay.

Shalay ayuu safar shaqo ku tegay Gobalka Hiiraan gaar ahaan Beledweyne, waxuuna u kuurgalayay xaalada amniga iyo Abaaraha dalka ka jira, maantana waxuu u duulay Dalka Tunizia

Ad
Previous articleTaliban oo War cusub ka soo saartay dilka Hogaamiyihii Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri
Next articleDowlada Somalia oo Balanqaad Culus usamaysay Maamulada dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here