
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdulahi Kaariye ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho tan iyo Markii Xilkaasi loo doortay Madaxweynaha.
Qoor Qoor ayaa si heer sare oo Maqaan sare ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho waxaana ka qeyb galay badi Masuuliyiinta Dowlada sida Wasiiro iyo Xubnaha Barlamaanka.
Dhageyso Khudbad uu jeediyay
Madaxweynaha ahaa la filayaa in uu kulamo la qaato Masuuliyiinta Dowlada lamana oga waxa soo dadajiyay Safarkiisa Magaalada Muqdisho
Be the first to comment