
Kulan Lagu Soo Dhawenaayo Musharaxa Kuxigeenka Duqa Degmada Galkacyo Eng Maxamed Cabdi Cilmi Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Galkacyo
Odayaasha Iyo Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Beesha Ayaa Sheegay Inee Garab Istaagsan Yihiin Musharaxa Una Ku Matalo Kursiga Beesha Ee Kuxigeenka Duqa Degmada Galkacyo
Kulanka Ayaa Ku Soo Dhamaaday Jawi Qurxoon Iyo Duco Loo Duceeyay Musharaxa Inuu Guulesto.
Be the first to comment