Home Wararka Somaliya Madaxweyne Cali Guudlaawe oo asna Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo asna Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

0

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa soo gaaray Muqdisho, isaga oo ka qeyb galaya Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee looga hadlayo dardar gelinta doorashooyinka iyo sixitaanka qaladaadkii ka dhashay habraacyada doorashada.

Waa Madaxweynihii labaad oo ka tirsan Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka oo soo gaara Muqdisho, iyadoo magaalada ka jirto xiisado siyaasadeed iyo mid ciidan, waxaana la filayaa in berri Madaxweynayaasha kale ee dowlad Goboleedyada inay soo gaaraan Muqdisho.

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo kulamadiisii ugu Horeeyey la Qaatay Qaar ka mid ah Mucaaradka(Sawiro)
Next articleKulan Lagu Taageerayay Ra’isul Wasaare Rooble oo Galkacyo Lagu qabtay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here