Home galmudug Daawo:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Qaraxii Gaalkacyo ee lagu dilay Gudoomiyaha...

Daawo:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Qaraxii Gaalkacyo ee lagu dilay Gudoomiyaha Mudug ee Putland

0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Ahmed Abdi kaarie( Qoorqoor) ayaa tacsi udiray Shacabka iyo madaxda Putland Geeridii ku timid Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Putland.

انا لله وإنا إليه راجعون.

Waxaan tacsi u dirayaa guud ahaan reer Puntland gaar ahaanna eheladii & asxaabtii uu ka geeriyooday gudoomiyihii Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muse Nuur oo kooxaha nabad-diidka ah ee kula beegsadeen qarax ismiidaamin ah Magaalada Gaalkacyo.

Waxaan ku baaqayaa iskaashi iyo in aan meel uga soo wada jeesano cadowga argagaxisada ah ee ummadda soomaaliyeed.

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here