Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynihii Hore ee Galmudug oo Goordhow Geeriyooday

Madaxweynihii Hore ee Galmudug oo Goordhow Geeriyooday

0

Waxaa Goordhow La Xaqiijiyay  geerida madaxweynihii hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin.

Caalin ayaana ahaa Madaxweynihii Labaad ee Maamulka Galmudug Yeesho Waxaana Ka Horeeyey Madaxweyne kiimiko oo asna Horay u Geeriyooday.

Caalin ayaana Goordhow ku Geeriyooday Dalka ingiriiska oo Maalmihii lasoo Dhaafay uu ku Xanuunsanaa.

 

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Ganacsato aano Qabiil loogu Dilay Bartamaha Caasimada Galmudug Dhuusamareeb
Next articleDagaal Culus oo Goordhow Ka Qarxay Deegaanka Xananbuure

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here