Home galmudug Dhuusomareeb Wafdi Ka socda Dowlada Somaliya oo soo gaaray Magaalada

Dhuusomareeb Wafdi Ka socda Dowlada Somaliya oo soo gaaray Magaalada

0

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa gaaray Wafdi ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yareey.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo horey halkaasi ugu sugnaa iyo Madax ka tirsan Galmudug.

Wafdiga ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yareey ayaa waxaa la filayaa inay kulan la qaataan madaxda Galmudug iyo saraakiisha Ciidamada,iyaga oo kala hadli doona howlaha doorashooyinka Soomaaliya.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here