Home Wararka Somaliya Galmudug Xogta Mudug24 ee ku aadan Xiisada u dhaxeysa Gamudug iyo Ahlu-sunna

Xogta Mudug24 ee ku aadan Xiisada u dhaxeysa Gamudug iyo Ahlu-sunna

0

Magaalada Guriceel waxaa ka jira Xiisad Dagaal oo u dhaxeysa Galmudug iyo Ahlu-sunna taasi oo jirtay maalmihii danbeesay.

Warbaahinta mudug24 ayaa eegeysa sababta ugu weyn ee ka dhalatay in mar kale Khilaaf ka dhex abuurmo Galmudug.

1:- Khikaafka Dowlada ka dhex jira ayaa abuuray in Ahlusunna mar kale uu galo Damac ku aadan siyaasada Dalka waxana jira siyaasiyiin ku abuuray arintan.

2:- xubnaha Ahlusunna ayaana doonaya in la siiyo Kuraasta Barlamaanka Galmudug kaga soo aadaya dhanka Dowlada.

2:- Ahlusunna ayaa diyaar u ah Hada in Khilaafka lagu Xaliyo heshiis gun dhig u ah in Xubnaha Barlamaanka Qaar in la siiyo.

Ugu danbeyn Madaxda Galmudug iyo Dowlada Somaliya waxaa leesku raacay in Dagaal looga saaro Magaalada.

Wararka ugu danbeeyay ee Galmudug ka imaanaya ayaa sheegaya in Ciidanka galmudug iyo Dowlada ay kaabiga ku hayaan Guriceel.

Ahlusunna waxaa dhiirogaliyana Xubnaha Mucaaradka ku ah Dowlada si culees loogu furo Dowlada.

Wixii warar ah ee soo kordha lasoco

Mudug24 Muqdisho

Ad
Previous articleWararka ugu Danbeeyay Xiisada Dagaal ee ka jirta Magaalada Guriceel
Next articleCiidamada Galmudug iyo Kuwa Dowladda oo la wareegay garoonka Diyaaradaha Gurceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here