Home Wararka Somaliya Jubbaland Akhriso Magacyada Xildhibaanada lagu dooranayo Kismaayo ee xalay lagu dhawaaqay

Akhriso Magacyada Xildhibaanada lagu dooranayo Kismaayo ee xalay lagu dhawaaqay

0

Afhayeenka Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Federaalka Axmed Safiina ayaa u mahadceliyay guddiga doorashda Jubbaland iyo maamulka Jubbaland oo shaaciyay kuraasta ugu horeysa ee lagu dooranayo magaalada Kismaayo.
Waxa uu afhayeenka ugu baaqay guddiyada doorashada Hirshabelle iyo Puntland inay soo dedejiyaan doorashada golaha shacabka.
14ka kursi ee lagu dhawaaqay in lagu bilaabayo doorashada ka dhacaysa Jubbaland ayaa 4 ka mid ah waxa ay yihiin dumar.
HOP#028: Cabdullaahi Maxamed Aadan Shaacir
HOP#082: Xamza Sheekh Xuseen Colow
HOP#093: Sheekh Nuur Maxamed Xasan
HOP#107: Xaawa Maxamed Aadan
HOP#108: Maxamed Cali Cumar
HOP#111: Maxamed Nuur Iftin
HOP#113: Maryan Aweys Jaamac .
HOP#114: Cabdulqaadir Maxamed Cismaan
HOP#118: Saqar Ibraahim Cabdalla
HOP#120: Cabdulqaadir Sheekh Cali Baqdaadi
HOP#126: Maxamed Xasan Idiris
OP#134: Sahra Jaamac Cali Qoorsheel
HOP#203: Sahra Xaaji Xuseen Cali
HOP#217: Xasan Ismaaciil (Xasan Yare),

Ad
Previous articleAbaara xoogan oo ka jira Galmudug iyo dad u geeriyoodeen abaaro owgeed
Next articleWasaaradda Caafimadka Galmudug oo Cadaado kafurtay tababarka gabdhaha shaqaalaha cusub ee marwo caafimaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here