Home wararka Dalka Maamulka Somaliland oo saaka xukun toogasho ah ku fuliyey lix nin (Magacyada)

Maamulka Somaliland oo saaka xukun toogasho ah ku fuliyey lix nin (Magacyada)

0

Somaliland ayaa saaka xukun toogasho ah ku fulisay 6 Nin oo horey dil loogu xukumay ka dib markii ay dilal kala duwan ka geysteen degaano ka tirsan Maamulkaas.

Xukunka toogashada ah ayaa ka dhacay jeelka wayn ee Mandheera oo ku yaalla Gobolka Saaxil saaka 8:00 subaxnimo.

Gacan ku dhiigleyaasha xukunka dilka lagu fuliyay ayaa kasoo kala jeeda deegaano ka tirsan Somaliland waxayna magacyadooda kala yihiin:-

1- Farxaan Maxamed Xasan (Buuhoodle)

2- C/llaahi Ismaaciil Xayd (Burco)

3- Axmed-Guray Ibraahin Faarax (Burco)

4-Khadar Aleel (Gabiley)

5- Xasan Muxumed Cismaan (Hargeysa)

6- Caydaruus Khadar Haybe (Hargeysa)

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here